Maqaayad Casri ah oo laga furay Deegaanka Dhoobley.

0
363

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Adenwali Cali Deeq oo kamid ah bulshada Deegaanka Dhoobley ayaa dhawaan ka furay Dhoobley Maqayad Cusub taasi oo uu sheegay in ku dhiraday ka gadaal marka uu ogaday in baahi weyn loqabo Maqayaado kala duwan oo bulshada ka haqabtira baahiyaha dhanka cuntada.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya