Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir Dowlaha waaarada Caafimaadka XFS Dr maryan Mohamed huseen ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray Manhajka Kalkaaliyayaasha Qaranka.
Wasiir dowlaha wasraada caafimaadka XFS dr maryan Mohamed huseen ayaa sheegtay in la mideyn doono mihnadlayaasha kalkaaliyaasha caafimaadka qaranka.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa