Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Wax-barashadda Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dawlad goboleedka Jubaland ayaa Buugaagta man-hajka Soomaaliya gaarsiisay 82 Iskuul oo kuyaala Dagmooyinka iyo Deegaanadda Jubaland.
Waxa kaqeyb Galay Gaarsiinta Bugaagta Man Hajka Somaliya iskuuladan Agaasimaha Waaxda Man Hajka Xubno Katirsan Wasarada waxbarashada Hidaha Iyo Taclinta Sare Ee Sonaliya Iyo Macalimiiin.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa