Mamulka Dekedda Kismaayo oo sheegay in dayactir lagu sameyn doono Dekedda.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dekadda Kismaayo ayaa ah isha dhaqaale ee ugu weyn Magaalada waxaana tan iyo burburkii Dowladdi dhexe ee dalka aysan helin dayactir ku filan taas oo ah caqabad ad u weyn madaama ay tahay meel dad badan ku tiirsan yihiin waxaana kamid ah ganacsatada Magaalada oo inta badan badeecadaha uga yimaada dibada ay uga soo degaan iyo muruqmalka oo si maalinle ah uga xamaasha oo noloshoda ay ku tirsantahay, Mamulka Dekedda Kismaayo ayaa sheegay in dayactir lagu sameyn doono Dekedda.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya