Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) oo Ka duulaya Ka qeyb qadashada Horumarinta Waxbarashada ayaa Balan qaday inay lashaqeyni Doonan Wasaaradda Waxbarashada iyo daneyayaashas Waxbarashada Kana qeyb qaadan donaan Horumarinta goobaha Waxbarashada.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa