Maktabadda Dadweynaha Ceel-afweyn oo xariga laga jaray.

0
49

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maayarka Degmada Cee-lafwayn ayaa xariga ka jaray Maktadabada dadwaynaha Ceel-afwayn oo markii ugu horeeysay laga hirgiliyay Ceel-afweyn islamarkaana si iskaa wax u qabso ah ay ku dhiseen kuna qalabeeyeen dhaliyaro u dhalatay Ceel-afwen.

Munaasabada jarig jarka ayaa waxaa ka qeyb galay Maamulka Degmada xildhibaanada golaha Deegaanka aqoon yahano iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa