Maktabad wax lagu aqristo oo laga hirgiliyay Hargeysa.

0
112

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Diinta iyo owqafta Soomaliland sheekh Cabdirisaaq Albaali ayaa xariga ka jaray Maktabadda Ibnu Khuzayma oo laga hirgaliyey xaafada Masalaha ee Magalaada Hargeysa waxaana hirgaliyey Maktabadda Sheekh Yuusuf Maxamed Faarax.

Maktabadda Ibnu Khuzayma oo lagu keediyey in kabadan 1000 kitaab ayaa waxaa loogu talagalay in la ka daalacdo kutubta ku geedsan Maktabadda si waqaf ah.

Waxa kaqeyb galay madasha lagu daahfurayey maktabada Mas’uuliyiinta Wasaaradda Diinta iyo owqaafta Soomaliland Culumaa’udin Bulshada xaafada masalaha ee Magaalada Hargeysa iyo Marti Sharaf kale.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya