Maglaada Kismaayo oo lagu qabtay shirka dalladda Culimada Soomaaliyeed ee Jubbaland.

0
28

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Jubbaland ayaa maglaada Kismaayo ka daah-furtay shirweynaha dalladda Culimada Soomaaliyeed ee Jubbaland.

Shirkan ayaa looga hadlayay sidii loo mideyn lahaa wakhtiga adinka shanta salaadood iyo sidii loo kala fogeyn goobaha laga dhisayo masaajidada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi. ayaa warbixintan ku eegaya