Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaardda Horumarinta waxbarashada maamulka Soomaaliland ayaa Magaalada Hargaysa ku qabtay munaasabad lagu soo bandhigtay ansixinta manhajka farsamada gacanta ee dugsiyada sare.
Munaasabada waxaa ka qeybgalay Agaasimaha Waaxda manaahijta Soomaaliland, Agaasimayaal, Bahd Waxbarashada,Macalimiin iyo mas’uuliyiin kale.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa