Magaalada Xudur oo laga dhagax dhigay mashruuc Ceelal looga hirgelinaayo Gobolka Bakool.

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magaalada Xudur ka dhagax dhigay mashruuc Ceelal biya looga hirgelinaayo Gobolka Bakool.

Qaar kamid ah mas’uuliyiintii ku wehelinayay Gudomiyaha dhagax dhiga Ceel Riiga ayaa ka mahadceliyay qodista ceel biyoodka iyagoo islamar ahaantaana sheegay hadii la dhameystiro ay wax weyn katari doonto baahida dadka ku nool Magaalada Xudur iyo nawaaxigeeda.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya