Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Qardho ayaa laga Daahfuray ololaha Talaalka Carruurta oo laga samayn doono dhamaan Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka karkaar.
Madaxa Barnaamijyada Caafimaadka hay’ada Save the Children ee Dowlad Goboleedka Puntland Jaamac Maxamed Dacar ayaa daah-furay ololaha Talaalka Caruurta Gobolka karkaar.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya