Magaalada Muqdisho oo laga daah-furay barnamijka kaarka Aqoonsiga Qaranka.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaruunta Dhexe ee Hey’adda diiwaangalinta iyo aqoonsiga qaranka ayaa maanta laga daah-furay barnamijka bixinta kaarka aqoonsiga qaranka kaasi oo muddo umadda soomaaliyeed ay naawileysay.

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka iyo dibu heshiisiinta xfs oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in bisha febraayo ee fooda inagu soo heysa ay si bilaasha ah ku diiwaan galin doonaan muwaadiniinta soomaaliyeed.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya