Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa si weyn looga dareemayaa qabanqaabada soo dhaweynta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Waddooyinka Magaalada ayaa la qurxiyey, calamo iyo boorarna la suray.
Wafdi hordhac u ah safarka Ra’iisul Wasaaraha ayaa horey u gaaray Magaalada, waxaana ay kulammo la yeesheen Maamulka Khaatumo, iyo odayaasha dhaqanka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa