Magaalada Kismaayo oo lagu Soo xiray tababar ku saabsanaa dhexdhexaadinta wadahadalka nabdoon.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland ayaa maanta Magaalada Kismaayo ku Soo xirtay tababar ku saabsan dhexdhexaadinta ku dhisan wadahadalka nabdoon, oo ay ka qaybgalayeen oday dhaqameedyada, Haweenka, iyo Dhalinyarada.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya