Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku soo gabagabaysay barnaamij loo qabtay haween laga saacideeyay sidii ay sare ugu qaadi lahaayeen ganacsigooda.
Munaasabadan ayaa lagu qabtay xarunta hawenka Degmada kismaayo kaasoo lagu gudoonsiiyay agab kala duwan oo lagu kabayo ganacsigooda si ay hormar ay ugadhaan Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquul insaanka Jubbaland Marwo Cadar Ismaaciil ayaa warbaahinta u faah-faahisay barnaamijkan soo dhamaaday iyo ujeedkiisa.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya