Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay tababar ku saabsan curinta wada hadalka.

0
85

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkan oo socon doona muddo saddex cisha ah ayaa loo furay xubno ka socday Ardayda Jaamacadaha Magaalada Kismaayo, Guddomiyaasha xaafadaha, Haweenka iyo Hay’daha Dowlada sida bahda garsoorka iyo booliska.

Agaasimaha waaxda maamulka iyo maaliyada Wasaaradda Cadaalada iyo arimaha dastuurka Jubbaland Dhaqane Maxamed Xussen ayaa kawarbixiyay waxaa uu ku saabsan yahay tababarka.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya