Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka sanadlaha ee qiimaynta tayada isbitaalada daryeel oo sanadkiiba mar laqabto ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.
Kulankan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay shirkani mamulka guud ee isbitaalada daryeel iyadoona ay kasoo qayb galeen dhaqaatiir iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya