Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay xuska maalinka deegaanka Aduunka.
Ololahan dhiraynta oo maalamahan ka socday deeganada jubaland ayaa waxaa garwadeyn ka hayd wasarada deegaanka isbadalka cimilada jubaland waxaana door weyn ka qaatay ururada ka sheeqeeya deegaanka iyo wasaarada amniga jubbaland.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya