Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay munaasabad lagu xusayay maalinka Dalxiiska Aduunka.

0
71
(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jubbaland ayaa manta magaalada Kismaayo ku qabatay munaasabad lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee dalxiiska adduunka oo ku asteysan 27-ka September.
Munaasabada ayaa waxaa Ka qayb galay Wasiirkii hore ee Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Jubbaland Xildhibaan Saleebaan Maxamed Maxamuud, Xubno ka tirsan Golaha wasiirada Jubbaland, Agaasimyeyaal, ururada bulshada rayidka ah iyo marti sharaf kale.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa Warbixintan ku eegaya