Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay kulanka Wadatashiga Istiraatiijiyadda Bahda Cadaaladda.

0
42
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulanka Wadatashiga Istiraatiijiyadda Bahda Cadaaladda heer Wasiir.
Kulanka ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta, Wasiika Wasaaradda Amniga Gudaha, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Qorsheenta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Agaasimaha guud ee Wasaarada Cadaaladda iyo xubno ka socday Wasaaradda Cadaaladda heer Fadaraal.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya