Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay Kulanka wadatashiga bulshada ee mashruuca Bar ama Baro.

0
77

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’ada maxaliga ah e talbeeg foundation ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku qabatay kulan wada tashi ah oo u dhaxeeya bulshada iyo daneeyayaasha mashruuca bar ama baro oo ay maalgalisay Hay’adda USD qaybteeda Somalia islamarkaana kaso conaya degaanada Jubbaland qaybo kamid ah.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa