Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay Kulanka daadajinta Canshuuraha.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan ayaa waxaa soo qaban qaabisey Wasaarada Arimaha Gudaha Jubaland ayaa diirada lagu saarey sidii loo daadejin lahaa Siyaasada Canshuuraha Degmada Kismaayo qaababka loo Aruurinayo iyo Sida loo maareynayo, waxaana Kulanka ka qeyb galay qeybaha kala duwan Bulshada Maamulka Degmada iyo kan Gobolka Jubada Hoose.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya