Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay kulan lagaga arrinsanayay la qabsiga Isbadalka Cimilada.

0
116

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimillada Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku Qabtay kulan looga hadlayay la qabsiga Isbadalka Cimilada iyo sidii saameyntiisa loo yaran lahaa

kulankan looga hadlayay Isbadalka Cimilada ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Deegaanka oo garab ka heleysa Hay’adda UNDP waxaana ka qeyb galay Sarakiil ka socday Wasaaradaha bah wadaagta la ah Wasaaradda.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya