Magaalada Kismaayo oo lagu qabatay kulan lagu qiimaynayay xog uruurin laga sameeyey Gobollada dalka

0
74

(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland ayaa soo qaban qaabisay kulan lagu qiimaynayo xog laga diyaariyay Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaarsiinta Dowlad Goboleedka Jubbaland Saacid Cabdullaahi oo kamid ahaa Agaasimayaasha Kulanka ka qeyb galay ayaa u mahad celiyay Wasaaradda Qorshaynta iyo Masuuliyiinta kale ee kulanka ka qeyb galay.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa