Magaalada Kismaayo oo laga daahfuray madal ay ku kulmin doonto ciyaartoydii hore ee Gobolka Jubbada Hoose.

0
117

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalad kismaayo oo ay ku nool yihiin ciyaartoydii hore ee usoo ciyaaray xulka qaranka Soomaaliya iyo Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa magaalada markii oogu horeysay laga furay xafiis qalabeysan oo ay ku kulmi doonan ciyaartodii hore ee xiligii bari samaadkii dheeli jirtay kubada cagta.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya