Magaalada Kismaayo oo laga daahfuray kulan ku saabsan amniga iyo cadaaladda.

0
105

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasarada Cadaaladda iyo dastuurka Jubbaland cabdiwali xuseen jaamac ayaa magalada Kismaayo ka daahfuray shir socon doonaa mudo 5maamood kaasi oo lagu falanqeyn doono amniga iyo cadaaladda bulsho ee jubbaland.

Agasimaha guud ee wasarada cadalada iyo tastuurka jubalan ayaa kawarbixiyay waxa uu daarnaa kulankan.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya