Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Jubbaland ayaa manta Magaalada Kismaayo ka daah-furay nidaamka casriga ah ee Furdooyinka.
Nidaamka cusub ee laga hirgaliyay Degmada kismaayo ayaa lajaan qaadaya nidaamyada furdooyiinka ee caalamka waxaana uu fududeynayaa guud ahaan shaqada.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya