Magaalada Kismaayo oo laga daah-furay Mashruuca Taakuleynta Shacabka Gaza.

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ayaa laga daah furay mashruuca u gargaarka walaalaha reer Falastiin gaar ahaan kuwa reer GAZA, waa mashruuc loogu talagalay in lagu taakuleeyo Shacabka Reer Falastiin oo dhibaatooyin iyo duqeymo ay ku hayaan israa’iil iyo dowladdaha garabkeeda ah.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya