Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlada Goboleedka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daah-furtay Mashruuca sugnaanta cunada kaas oo si dhameystiran looga fulin doono deeganada goobweyn iyo luglow ee waqooyiga magaalada kismaayo.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya