Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanadkaan 2025-ka ayaa la rajaaynaya In Magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee Jubbaland laga fuliyo ilaa 5 mashruuc oo waa wayn kuwaas oo qabanaya shaqooyin kala duwan oo horumarineed.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa