Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa daah-furay kulanka bandhigga waxqabadka 2024 iyo qorshaha 2025 ee Wasaaradda Maaliyadda maamulka Hirshabeelle.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya