Magaalada Jowhar oo laga daah furay Tababar ku saabsan u ololeynta qoondada Haweenka.

0
110

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowlad-goboleedka Hirshabelle ayaa magaalada Jowhar ka furtay tababar ku saabsan u ololeynta qoondada Haweenka doonaya inay kamid noqdaan Hay’adaha kala duwan ee Hirshabeelle iyadoo ay ka soo qeyb galen Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Faadumo Cadow oo ah Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe, Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada Gobalka Shebellaha Dhexe Fartuun Aaden Xeefow iyo Faadumo oo kamid ah Golaha Deegaanka ee Magaalada Jowhar ayaa ka mahad celiyay Barnaamijkan Maanta looga daah furay Degmada Jowhar.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya