Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntalnad ayaa laga daahfuray suuq cusub oo lagu iibin doono Khudaarta noocyadeeda kala duwan.
Munaasabada lagu daahfurayey Suuqaan ayaa waxaa ka qaybgalay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Puntland,Agaasimaha Waaxda Dalxiiska , Agaasimaha Waaxda Saadaasha Hawada Puntland , Aas aasiyaasha Suuqa iyo qaybaha kale ee bulshada.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya