Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Garoowe ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo eheed mid lagu daahfurayay xuska todobaadka dhaqanka Puntland kaasi oo ay iska kaa shanayaan qabashadiisa Jaamacadda PSU, Hayadda Kaalo, wasaaradda warfaafinta dhaqanka Puntland iyo midowga Yurub (EU)
Munaasabaddan daahfurka ah waxaa ka qeybgalay,waxgarad,odayaal,Haween, Dhallinyaro iyo masuuliyiin kamid ah maamulka Puntland.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya