Magaalada Garoowe oo lagu soo bandhigay qalab loogu talagalay ilaalinta tayada daamurka wadooyinka

0
68
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Waddooyinka Dowladda Puntland (PHA) ayaa si rasmi ah xarigga uga jartay qalab cusub oo casri ah oo loogu talagalay ilaalinta tayada daamurka wadooyinka iyo sahanka dhismaha (drone survey iyo qalabyo kombiyuutar ah).
Munaasabadda xarig-jarka waxaa si rasmi ah u daahfuray Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Guddoomiyaha Hay’adda PHA, Ku-xigeenka Guddoomiyaha, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, agaasime waaxyadeedyo, iyo Injineerro ka tirsan Hay’adda PHA.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya