Magaalada Garoowe oo laga daahfuray Shirkad Dhanka Korontada iyo Biyaha ah.

0
46

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Caasimadda Puntland ee Garoowe waxaa laga daah-furay Shirkad Dhanka Korontada dahab power xili horey ay adeegyadasi u samayn jireen hal Shirkad oo kali ah taasi oo suuqa keli ku ahayd Duruufaha dadkana an hoos u eegi jirin, iyadoo aysan horey u jirin cabsi tartan Suuqa ah.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya