Magaalada Garoowe oo laga daah furay shir ku aadan ilaalinta Deegaanka iyo isbadalka cimilada

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka DPL ayaa Magaalada Garoowe ka furay shir ku aadan ilaalinta deeganka iyo arrimaha isbadalka cimilada, waxana ka qeyb galay ardeyda Jaamacadaha, aqoonyahanno, ururada ka shaqeeya deegaanka iyo Hay’ado.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya