Magaalada Gabiley oo laga dhagax dhigay dhismaha cusub Xarunta Agoomaha.

0
60

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha JSL iyo maayarka Magaalada Gabiley ayaa dhagax dhiga dhismaha cusub ee Xarunta Agoomaha Gabiley ee Magaalada Gabiley.

Waxaana dhagax dhiga Xaruntan iska kaashanaya Jahliyada Mareykanka ee ka soo jeeda Gobalka Gabiley iyo Dowlada Hoose ee Degmadaasi.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya