Magaalada Gabiley oo laga dah-furey Barnaamijka Casriyeynta Canshuurta iibka.

0
51

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Soomaalind ayaa Magaalada Gabiley ka daah-furtay Barnaamijka cashuurta iibka ama badeecada.

Waxaa barnaamijka ka soo qeyb galay madaxa canshuuraha, madaxa Sharciga Barnaamijka GST iyo Mas’uuliyiin kale.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa