Magaalada Gaalkacyo oo xilligan laga dareemayo Horumaro kala duwan.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Gaalkacyo ayaa xilligan laga dareemayo Horumaro kala duwan kadib amni iyo iskaashi dhax maray maamulada Galmudug iyo Puntland taasi oo ka turjumeysa kobaca ganacsi iyo maalgashiga ay sameynayaan Qurba Joogta.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya