Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadda Ciidul fidriga ayaa Maanta si weyn looga ciiday Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug Maalinteeda kowaad kadib markii ay dadku sodon maalin soomeeyn.
Dhamaan Masaajida ku yaala Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa saaka laga oogay Salaada Ciida.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya