Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa modooyinkii danbe ku soo badanayay Goobaha lagu iibiyo Qalabka Baabuurta ee lagu dayictiro xiliyada ay Cilado la soo darsaan.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya.