Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Maagalada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose oo ah magaalo ku taala xuduudka ay wadagaan Kenya iyo Soomaliya ayaa ah magaalo ganacsi oo ay ku xiranyihiin Tuulooyin dhowr ah oo hoos yimaada.
Ganacsiga magaaladan oo ah mid uu ka jiro isbaddal xoogan ayaa waxa ay ganacsatadu ku gaaraan waqti danbe oo habeenkii ah isla markaana ay dadka macaamiisha ahna wax u iibsadaan si lamid ah maalintii.
Bashiir Maxamed Daahir ayaa warbixintan inooga diyaariyay.