Magaalada Dhoobley oo ay kuso badanayaan Dadka ajaanibta ah ee ka xamaasha Magaalada.

0
162

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Piyuz Martin oo kamid ah Dhalinyarada ajaanibta ah ee ka xamaasha Deegaanka Dhoobley ayaa inooga warbixiyey shaqadiisa kabo caseeynimo ee uu ku heysto Magaalada Dhoobley.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixin inooga diyaarisay.