Magaalada Dhoobley oo ay ku soo badanayaan ganacsiyada ay hirgalinayaan Gabdhaha.

0
59

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa kamid ah Magaalooyiinka dalkeena oo isbadal Horumarineed sameeyay sanadihii u dambeeyay islamarkana ku talaabsaday horumarro kala duwan oo dhanka Ganacsiga ah.

Qaar kamid ah gabadhaha da’da yar ee ganacsiyada kala duwan ka hirgaliyay Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay caqabadaha ay kala kulmeen bilaabista ganacsiga.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa