Magaalada Boosaaso oo ay ka socoto Shaqada baneynta wadooyinka.

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka degmada boosaso oo ka duulaayo qorshaha wadooyiinka xiran iyo baneynta kuwa cusub ayaa bilaabay Duminta Kabarada , Balbalooyinka , Biraha iyo shubab laga dhinac dhisay laamiga Fadhisame ilaa Isgoyska Baardoog iyo laamiyada kale ee magaalada Bosaaso.

Gudomiye kuxigeenka degmada boosaaso ayaa kawarbixiyay meelaha laga shaqeeyay isagoona ugu baaqay ganacsatada iney xil iska saaraan baneynta wadooyiinka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya