Magaalada Baydhabo oo lagu qabtay Tababar la xiriira sidii loo hormarin lahaa xirfadaha dhalinyarada.

0
115

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baydhabo  ayaa lagu qabtay Tababar la xiriira sidii loo hormarin lahaa xirfadaha dhalinyarada oo ay taabo galinaysay Hayada Hormarinta iyo daryeelka ee DRDO.

Tababarkan ayaa inta uu scoda dhalinyarada lagu bari doonaa xirfado badan oo la xiriira nolosha sida hogaaminta iyo xirfado kale oo kaabaya noloshiisa.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya