Magaalada Baydhabo oo laga daah furay Shir lagu dhiirrigelinayo ganacsatada yaryar.

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta si rasmi ah u furay shir ballaaran oo lagu dhiirrigelinayo ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe ee Deegaanada KGS.

Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiin kala socday Wasaaradaha KG, Maamulka Degmada Baydhabo, Madax ka soctay Hay’adda GIZ oo inta badan Wasaaradda kala Shaqeysa Kobcinta Dhaqaalaha iyo Dhirigalinta Ganacsatada Yar yar.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya