Magaalada Baydhabo Oo Laga Bilaabay Qaaraan loogu gurmanayo Shacabka.

0
176

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan uu soo Agaasimey Gudiga Gurmadka Fatahaadaha KG ayay la qaateen Bulshada Magaalada Baydhabo waxaana looga hadlayey sidii loogu gurman lahaa Dadka uu saameyey fatahaada uu wato Roobabka ka da’aya dalka Kulanka ayaa waxaa qeyb ka ahaa wasiiro ka tirsan Dowlada KG, Xildhibaano, Culimo ,Dhalanyaro iyo Saraakiisa Amaanka KGS.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa