Magaalada Baladweyne oo laga dareemayo hormar dhanka ganacsiga ah.

0
220

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxa aad uso badanayay sanadahii lasoo dhaafay dhalinyarada Aamiinay in Magaalada Baladweyne ay ku nagadaan halka ay markii hore doorbidi jireen meelo ka baxsan Magaalada.

Waxa yaabaha kuso kordhay Horumarka qeybta ka ah ayaa laga xusi kara Baladweyne tobankii sano ee laso dhaafay in laga hiirgaliyey gooba ganacsi oo casriyeeysan iyo goobo lagu caweysiimo sido kaley goobaha sawiirada lagu galo ayaa qeyb ka ah
Ambaqadyada horumariineed ee Baladweyne ku talabsatay.

Dhalinyarad ku nool Magaalada Baladweyne ayaa bulshada ugu baaqey in ay dib ugu soo labtaan deegankooda si ay qeyb uga nooqdan Horumarka ka jira.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa